Posts

Showing posts from February, 2020

Markabki Mucjisada

Image
Mid ka mid sheekooyinka ugu caansan ee markabka cirfiidka, sheekada SS   Ourang   Medan waa mid qarsoon. Sida xogaha ilaa hada lahayn ayaa waxa la yidhaahda in 1947 markab xamuul oo laga leeyahay meel ka baxsan xeebaha Indonesia ayaa wacay qaylo dhaan ah isagoo leh ereyada: “Dhamaan askarta uu ku jiro kabtanka way dhinteen iyagoo jiifa iyo buundada. Waxa suurta gal ah in dhamaan shaqaalihii ladilay.” Kahor inta aan gargaarku imaan, fariin labaad ayaa lagu dhageystay labo erey oo keliya:“ Waan dhimanayaa. ” Shaqaalaha samatabixinta ee markabka fuulay waxay ogaadeen argagaxdooda in shaqaalihii markabka ay runtii dhinteen iyagoo jirkooda isku laa-laabmay gacmihiina ay u fidiyeen sidii qof wax weeraraya, laakiin aan lahayn wax calaamado ah oo dhaawac ah. Dab ka kacay qol matoor ayaa markaa sababay markabkii in la daayo oo aakhirkii uu quuso, isagoo la quusaya fursad kasta oo baaritaan qalliin ah, oo lagu baadhilaha Jidhka Davy Jones. Warbixinno dambe ayaa ka hor yimid ...

Gorfayn Buug

Image
Waxaan laso raftoba aan sida diinka usocdo akhrinta buugga Think and Grow Rich aya waxan halkan isku deyi doona inan kuso gunaanado bal hada waxaan ka faa'iday, siduu iguso galay aya waxay ahayd in nin oday ah oo asxaabta ka mid ah ayaa noo yimid asagoo gacanta ku sita buug duug ah balse leh jaldi soo jiidasho leh. Qacdii horeba waxaan isha ku dhuftay ciwaanka Buugga ‘Think and grow rich’. Sahan iyo eeg-eegis ayaan ku bilaabay. Oday Sahal ayaa si kadis iigu yiri “Waa buug aan kugu la talinayo in aad akhriso, waliba si deg-deg ah. Waxaan hubaa in uu kugu yeelan doono isbadal mug leh oo noloshaada  iyo shaqadaadaba ku yimaada.” Horaantii bishii Janaayo ee sanadkaan ayaan gacanta ku dhigay buugaan. Akhris in muddo ah qaatay kadib, waa tan guudmarkii aan ku sameeyay Buugga. Nipolean Hill (Qoraaga Buugga) ayaa waxaa imtixaamay nin la oran jiray Andrew Carnegie. Mudane Hill waxaa loo diray layli ku saabsanaa in uu soo qoro dhigane ka jawaaba su’aasha ah ‘Maxaa qofka guulayst...

Gorfayn Buug

Image
Gorfaynta Buugga The Richest Man In Babylon. Hordhac Halkan waxa aan ku soo gudbinayaa soo koobid iyo gorfayn ku saabsan dhiganaha “Ninkii Baabila Ugu  Hantida Badnaa (The Richest Man In Babylon)”. Buugga asalkiisu waxa uu ku qornaa Af-Ingiriisi. Waxa qoray George S. Clason. George Samuel Clason waxa uu ahaa qoraa wax ka qora dhaqaalaha iyo  ganacsade. Clason dabshidkii 1926-kii ayuu bilaabay in uu soo saaro taxane buug-yareyaal ah oo  dhaqaalaha ka warramayey. Buuggaagtu waxa ay ahaayeen kuwo laga qoray magaaladii qadiimiga  ahayd ee Baabila. Qoraalladaas oo aad u baahay ayuu markii dambe qoraagu buug u beddelay, isaga  oo u bixiyay magaca sheekadii ugu caansanayd taxanaha sheekooyinka oo ahayd ‘Ninkii Baabila ugu  hantida badnaa.’ Dhawaan ayuu afkeenna Soomaaliga u tarjumay Dr. Jaamac Sahal oo ah dhakhtar caafimaad iyo qoraa  da’ yar oo dhawaanahan tarjumay dhawr buug oo aan dhanka waxtarka kala dhicin. Tarjumaadda Af- s...

AKHRI 10 BUUG SANADKA 2020

Image
Waxaan kugula talinayaa in liis akhrintaada sanadkan 2020 (reading list) aad ku darsato buuggaagtan hoos ku xusan. Waayo akhrinta buuggaagtan oo kale waxaad ka helaysaa xikmad weyn oo ku saabsan hoggaaminta, indheergaradnimada, dhaqan siyaasiga Afrika iyo nolosha guud ee bulshada. 1- Julius Nyerere by Pual Bjerk Buuggan waa muhiim! Wuxuu ka sheekeynayaa taariikh nololeedka madaxweynahii ugu horreeyey dalka Tanzania, Mwalimu Julius Nyrerere. Wuxuu ahaa hoggaamiye ruuxi ah, qaran-dhise baal dahab kaga qoran taariikhda Afrika. Shakhsiyan, waxaan ka dhigtay tusaallahayga siyaasadda iyo macallinkayga falsafadda. Buuggan waxaan kula talinayaa in ay akhriyaan siyaasiyiinta Soomaalida, dhallinyarada jecel in mustaqbalka dhow ay madax ka noqdaan dalka iyo ardayda xiiseysa mowduucyada la xiriira qaran-dhiska, fekerka hantiwadaagga Afrikaannimo iwm. 2- BECOMING by Michelle Obama Waa buug ka sheekeynaya taariikh nololeedka Michelle; yaraanteedii iyo dhallinyarannimadeedii. Waa...

The End Of The First Semester

Image
Favorite Memories from My First Semester I am in complete shock that it's actually finals week and my first semester at BMFA will soon be over. I have been so lucky on this journey and have learned so much, not just academically but about myself as well. I can't imagine going to university anywhere else. I decided that I would write this post about some of my favorite memories that have happened within the weeks of this first semester. Though it makes me sad knowing how fast time is going, I am so happy I could document these moments to cherish forever. Back in my first days in BMFA it was fascinating I'll be honest, my first week at Berbera Maritime University felt like an entire years worth of new information and happenings all in 7 days. However, it seemed to have slipped straight out from under me and before I knew it, it was already Friday and I was drowning with things to get done along with clubs to join, schedules to change, people to meet and even trying t...

Sheikh Where it all started

Image
Sheikh, where it all started♡ -------------------------------------------------------------------- Sheikh, also known as Shiikh, is a town in the northwestern Sahil province of Somaliland. It is situated 70 km north of Burao. From Sheikh, the Son of a Nomad! Jamal Raabi May 30, 2019 When I travel, I prefer to congregate some books before packing some clothes. Because books are good friends when no one is there for you. Books are for me what knights are for the kings. This time, my trip is to Sheikh of Sahil region — my birthplace.  This is a great odyssey to me. And for the books that accompany me, one specific title typically reflects the very essence of the journey: Nelson Mandela’s “Long Walk to Freedom”.  Deep in it, my journey is one towards freedom. Touching the lucid ‘ciidda cas’ with its scene and scent, makes me free from the effects of urbanization and modernism.  Free from the depressed world and its daily, stressful hardships. ...

Gorfayn Buug

Image
Gorfaynta Buugga Eat That Frog Buuggaan oo loogu magac daray ‘Eat That Frog waxaa qoray Brian Tracy. Sida sawirka kore kaaga muuqata ‘Cun Rahaas waa buug wax soo saar leh, oo si sahlan loo akhrin karo, waxaana ku jira istaraatiijiyado wax ku ool ah oo aad u sarreeya iyo xeelado wanaagsan oo qof kasta u baahan yahay. Buuggaan caanka ah ayaa si qurux badan loogu sharaxay sida qofka uu ku noqon karo qof miro-dhal leh iyo sida qofka uu ugu gudbi karo dib udhigista. Waa buug akhrintiisa ay aad u gaaban tahay oo lagu sharaxay 21 siyaabood *Xeeladood oo waaweyn oo lagu joojin karo dib u dhigista iyo in lagu qaban karo wax badan waliba waqti yar. Waa kumaa qoraagga buuggaan? Qoraagga buugga Brian Tracy, waa mid ka mid ah macallimiinta horumarinta adduunka ee ugu caansan dunida. Wuxuu qoray in ka badan 70 buugaag, sida ku xusan boggiisa intarnetka, wuxuu la taliyey in ka badan 1,000 shirkadood wuxuuna la kulmay in kabadan 5,000,000 oo qof 5,000 oo qudbado uu ka jeediyey iyo aqoon is...

My Trip To Ala Ule

Image
              An exciting trip to Ala Ule  Towards east from Sheikh district.  Apart from a good weather and the warm tempreture of the highland I decided to get one coat from a small nearby district "Sheikh" who also actually has historical evidence. Eventually all was well, and the rest of my trip was great with nothing but positive experiences. One example is Wi-Fi was very hard to come by when I had visited. Luckily these guys in the Telesom building let me hang out and use theirs for free! The Telesom building was built in 2008 and was definitely the nicest building in Sheikh District.  ♡The best part I have excited the most is the way they arranged the water stream, they have build some sort small water stream yet essential to the farms as each and everyone gets it's own stream from the hill. Yes you probably asked yourself how come a water gets out of a mountain without getting in somewhere. It's just u...

Let's get to know eachother

Image
Hey this is me Jamal Omar Haji Raabi better known as UK. BECAUSE THE GREATEST PART OF A ROAD TRIP ISN’T ARRIVING AT YOUR DESTINATION. IT’S ALL THE WILD STUFF THAT HAPPENS ALONG THE WAY. Hey there! At age of 20, I quit my corporate job in the Berbera to pursue my dreams of traveling the world and building my own business. It all seemed crazy, especially because I was young and broke — but after a few months… I made it all happen. Today, I am a successful digital nomad (online entrepreneur, solo male travel blogger and travel vlogger) who has been to many different countries. My mission? To show YOU how it is absolutely possible to create a life of travel no matter the odds, and I will help you achieve that as I share with you my detailed travel guides, adventures, resources, tips, and MORE!